Mareykanka Oo Hambalyo u Dirtay Shacabka iyo Dawlada Somaliya Munaasabadda 1-da Luuliyo

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Xog-hayaha arimaha dibedda Mareykanka Marco Rubio ayaa tahniyada xuska 66-aad ee madax-banaanida Soomaaliya udiray dowladda jamhuuriyadda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Rubio wuxuu yiri sidan “Mareykanku wuxuu ku garab taaganyahay dadka Soomaaliyeed la dagaalanka argagixisada, musuqa iyo dadaalkooda dhismaha mustaqbal ifaya. Waxaan sugnaaba waa sanada dambe iyo kawada shaqeenta horumarinta nabada”

Screenshot