7
Markabka Luni ee xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Turkiga ah ee Lora Shipping, ayaa qayb ahaan ku degay meel ku dhow xeebaha magaalada Bandar Abbas ee dalka Iiraan, halkaa oo ka mid ah goobihii uu saacadihii u dambeeyay weerarrada ka fuliyay Mareykanku, sida uu maanta baahiyay wargeyska The Maritime Executive.
Illaa hadda lama xaqiijin sababta saxda ah ee keentay inuu markabku qayb ahaan dego.
