6
Masar ayaa magaalada Tripoli wadahadallo cusub oo la xiriira arimaha Badda cas kula yeelatay Soomaaliya iyo Jabuuti.
Wasiirka arrimaha dibadda Masar , Badr Abdelatty oo magaalada Tripoli ee dalka Liibiya, kulamo kula yeeshay dhiggiisa labada dal uu sheegay inay dhinacyadu isla qaateen in mas’uuliyadda amniga iyo maamulka Badda Cas ay gaar u tahay dalalka ku teedsan xeebteeda. Hadalkan oo ku wajahan Itoobiya oo ku celcelinaysa doonisteeda saameyn ay ku yeelato arrimaha badda cas.
