Wednesday, June 17, 2026

“Masar si weyn ayay Itoobiya Ugu Dulmiday Arrinta Biyo-xidheenka..”Trump Oo la Kulmay Madaxwaynaha Masar …

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Trump oo kulan doceed dhinac socday shirka G7 la qaatay madaxweynaha Masar, Cabdifatax Al-Sisi ayaa inta uu kulanka waxyar ka hor dhacay socday, wuxuu yiri;

“Waxaan Masar ka taageereynaa arrinta biyo-xireenka.Aniga waxay ila tahay in Masar si weyn loogu dulmiyay arrintan, waxaana taas ka dambeeya Itoobiya.”

Wuxuu intaa ku daray;”Biyaha Wabiga Niil way sii yaraanayaan, waxayna noqdeen kuwo ka hooseeya heerkii la filayay…Itoobiya waxay dhistay biyo-xireen weyn, arrintaasina waxay dhibaato weyn ku haysaa Masar.”