11
Nin ka soo jeeda Kenya oo Qaatay Diinta Saxda ah ee Islaamka ayaa Guursaday Saddex Gabdhood.
Muuqaal uu iska soo duubay ayaa hadda si weyn ugu faafay baraha bulshada. Muuqaalkaas ayuu ku soo bandhigay saddexdiisa xaas, wuxuuna sheegay inuu raadinayo mid afraad. Xaasaskiisa ayaa sidoo kale taageersan inuu xaas kale guursado.
Bulshada Kenya ayaa aad ula-yaaban ninkan, isagoo akhriyay aayadda Qur’aanka ee مَثْنَىٰ وَثُلَاثَ وَرُبَاعَ
