Puntland Oo Dalka Maroco ku Celisay Lix Nin Oo Lagu Qabtay Dagaalkii AS Ee Buuraleyda Calmiskaad.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dalka Moroco; waxa gaadhay lix nin oo u dhashay dalkaas kuwaa oo lagu qabtay dagaalkii Dacish ee buuraleyda Calmiskaad ee maamulka Puntland ku qabsatay.

Raggan ayaa Maxkamadda Gobolka Bari ee Puntland ay bilowgii ku xukuntay dil toogasho ah, balse markii dambe Maxkamadda Racfaanku ayaa Burisay xukunkaasi, iyada oo Puntland ay sheegtay in ay ahaayeen ragan la soo qalday kuwo la soo qalday ‘isna soo dhiibey’.

Muddo ku dhow laba sano oo ay ku xidhnaayeen gudaha Puntland, maanta waxa lagu soo dhoweeyey deegaanadooda, ka dib dedaallo diblumaasiyadeed oo dhexmaray Soomaalida & Morookaanka, sida ay werisey GO