5
Qareennada Bulshada Afrika oo si toos ugu baaqday inuu Madaxweyne Xasan Sheekh u hoggaansamo Go’aanka Maxkamadda Sare ee dalka Somaliya.
Waqtigii Madaxweynaha waa dhammaaday, waana inuu ixtiraamaa hay’adda garsoorka dalka ugu sarraysa ayaa lagu yiri war ay soo saareen Qareennada ugu awoodda badan dalalka ku midaysan Bulshada Bariga Afrika


