Saturday, October 24, 2026

Sirdoonka Maraykanka Oo Iran ku Eedeeyay Inay u Gaadhsanayso Diblumaasiyiinta, Saraakiisha ciidanka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay in Iraan ay ugaadhsanayso diblumaasiyiinta, saraakiisha ciidanka iyo Muwaadiniinta rayidka ah ee gobolka bariga dhexe iyo meelo ka baxsanba.

Madaxa hay’adaha Warawareynta ee dalka Jay Clayton ayaa sheegay in si taas looga gaashaanto, ay qaadeen talaabooyin dhawra oo ay ku jirto daad guureyn baahsan.