Saturday, October 24, 2026

Ilhan Omar Oo Codkeeda ka Dhiibatay Gobolka Minnesota ee Maraykanka kana Jawaabtay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ilhan Omar ayaa codkeeda ka dhiibatay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, iyadoo si degdeg ah ugu dhaqaaqday gaarigeeda, waxayna ka jawaabtay hal ama laba su’aalood oo keliya ka hor inta aysan goobta ka tegin.

Trump ayaa Ilhan Omar geliyay xaalad adag, isagoo indhaha kusoo jeediyay. Waxay cabsi amni uga guureysaa guriga Washington kadib markii address la ogaadey oo warbaahinta Fox News halkaas kaamirooyinka ku rakibatay.