Somaliland Oo si Adag Ugu Jawaabtay Dawlada Iraan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Somaliland oo u jawaabtay Iiraan ayaa sheegtay in aanay cidna u yeedhin karin cida ay xidhiidh diblamaasiyadeed la samaynayso isla markaasina aan la wiiqi karin xidhiidhka Somaliland iyo Israaiil.

“Cidda aan isbaahaysi la samaynayno annagaa go’aansanayna, xidhiidhkeenna Israa|l-na ma aha mid la wiiqi karo.”ayaa lagu yiri war-saxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Dibada JSL barta X ugu jawaabatay Iran.

Somaliland ayaa sidoo kale farriintay u dirtay Iiraan, iyadoo ogaysiisey Trump.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.