2
Taliyaha guud ee ciidanka Iiraan,Jen.Amir Hatami ayaa sida ay hadda baahisay Al Jazeera,wuxuu ballanqaaday soddon kun oo doolar ($30,000) in la siin doono askari kasta oo ka tirsan ciidanka Iiraan oo dila ama qabta qof Mareykan ah.
Ballanqaadkan Taliyaha uu bixinayay ayaa laga sii daayay telefishinka dawladda Iiraan ku dhawaaqaya,wuxuu yiri;
“Askari kasta oo ciidanka Iiraan ah oo qabta ama dila qof Mareykan ah oo gardarro ku soo qaaday Iiraan, waxaa la siin doonaa abaalmarin dhan 30,000 oo doollar.”
