Trump Oo ku Dhawaaqay in uu Xayiraaddii ka Qaaday Dekedaha Iiraan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Trump ayaa ku dhawaaqay in uu xayiraaddii ka qaaday dekedaha Iiraan, isaga oo ka dalbaday in ay iyana furaan marin-biyoodka Hormuz — wuxuu sheegey in Iiraan aysan marnaba yeelan karin Nukliyeer, isaga oo intaasi ku daray in uu go’aan kama-danbeys ah ka soo-saarayo heshiiska Iiraan — Truth Social.

Trump, ayaa wax yar ka hor sheegay: “Waxaan hadda geli doonaa qolka xaaladaha deg deg ah ee Aqalka Cad , si aan uga gaaro go’aanka kama dambaysta ah ee ku saabsan heshiiska nukliyeerka ee Iiraan.”

Wuxuu intaa ku daray in shirkan uu ka soo bixi-doono “Heshiis… ama dagaal.”