3
Trump ayaa Taiwan uga digay inay si rasmi ah ugu dhawaaqdo madax-bannaani, saacado ka dib wadahadalladii uu Beijing kula qaatay madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping.
Wuxuu yiri; “Ma doonayo in cid ay ku dhawaaqdo madax-bannaani. Sidaad ogtihiin, markaas waxaa laga yaabaa inaan 9,500 mayl u safarno dagaal.Anigu taas ma doonayo.”
Wuxuu sidoo kale intaasi ku daray: “Waxaan rabaa inay is dejiso Taiwan. Waxaan sidoo kale rabaa in Shiinaha isaguna is dejiyo.

Screenshot
