Dawlada Ireland Oo Dalkeeda ka Mamnuucday Wasiirrada Xag-jirka ah Ee Israa|

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dawlada Ireland ayaa dalkeeda ka mamnuucday in ay galaan Wasiirrada Amniga iyo Maaliyadda ee Israa|l, Ben-Gvir iyo Bezalel.

Sidoo kale waxa hore isla wasiirradan midig-fog (xag jir) cunaqabateyn saaray UK, Australia, Norway, Kanada iyo New Zealand, iyaga oo ku eedeeyay; kicinta rabshadaha soo noqnoqda ee ka dhanka ah bulshada Falastiiniyiinta.