Turkiga Oo Ciidanka Badda Ee Somaliya ku Tababaraya Hawlgalada Dhinaca Ilaalinta Badda.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ciidamada Kooxda Hawlgalka Badda ee Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya ayaa sii wada ilaalinta iyo taageerada amniga maraakiibta shidaal qodista ee Çağrı Bey iyo maraakiibta taageerada ee Korkut, Altan iyo Sancar.

Sidoo kale, Ciidamada Turkiga ayaa tababar dhinaca hawlgalka Badda siinaya ardayda Somalida ee ku jira Dugsiga Tababarka Ciidamada Hawlgalka Turkiga ee Soomaaliya, iyadoo la siiyay casharro ku saabsan xirfadaha aasaasiga ah ee badda.

Sikastaba ha noqotee Tababarkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda iyo aqoonta ciidamada badda ee Soomaaliya