2
Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in tijaabadii ugu horreysay ee duulimaad ee diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee KALKAN DİHA lagu sameeyay biyaha Soomaaliya.
KALKAN DİHA waa diyaarad aan duuliye lahayn oo awood u leh inay si toos ah hawada ugu kacdo ugana degto, taas oo u sahlaysa inay ka hawlgasho maraakiibta badda.
Tijaabada ayaa lagu sameeyay iyadoo diyaaradda ay ka dul kacday markabka dagaalka TCG Gelibolu, oo ka tirsan Kooxda Hawlgalka Badda Soomaaliya (SDGG)

