2
Alle ha u naxariistee, waxaa dalka Jarmalka lagu dilay Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha), oo ahaa weriye hore oo rugcadaa ah, isla markaana ahaa wariyihii Telefishanka Somalia ee Jarmalka.
Boqorka Bartamaha ayaa la sheegay in mindi lagu dilay, waxaana la sheegay inuu falkan geystay nin baxsaday, iyadoo weli ay socdaan baadhitaanno lagu ogaanayo dhacdada iyo cidda ka dambaysay. balse waxa jira warar sheegaya in ninka la tuhunsan yahay uu Soomaali yahay.


