Wednesday, June 17, 2026

Xulka Qaranka Gabdhaha 17-jirka ah Ee Somaliya Oo 8-2 ku Garaacay Xulka Dhigooda Sudan.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Xulka Gabdhaha Somaliya ee 17 Jirkaah ayaa Guul weyn ka gaaray ciyaartii ay la yeesheen dhiggooda Sudan, kadib markii ay ku garaaceen 8-2 iyaartaasi oo ka tirsanayd tartanka CECAFA U-17 Women’s Championship. Guushan

Kulankan ayaa noqotay tii ugu horreysay ee Soomaaliya ka gaarto tartanka, iyadoo gabdhaha Soomaaliyeed ay soo bandhigeen bandhig weerar oo cajiib ah kana awood roonaadeen Sudan intii uu socday kulanka