4
Xulka qaranka Morocco ayaa 3-0 uga adkaatey xulka dalka Canada, isla markaana iska xaadirisey wareega quarter final-ka ee koobka Adduunka.
Morocco ayaa gaadhay guul aad iyo aad muhiim u ah, waana markii labaad oo xidhiidha ee Morocco ay gaadhayso wareega quarter final-ka koobka Adduunka.
Morocco waxay quarter finalka ku wajihi doontaa Faransiiska vs Paraguay xulkii caawa soo badiya.
Xulka Morocco waa kan keliya ee Afrikaanka iyo Carabta labaduba si isku mid ah rajo uga wada sugayaan.

