𝗜𝘀𝗿𝗮𝗮𝗲𝗹 oo Runta u Sheegtay Midawga Africa,

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

𝗜𝘀𝗿𝗮𝗮𝗲𝗹 oo runta u sheegtay midawga Africa, xusuusisayna xaqiiqada Somaliland ee ay maanta dafirayaan; taas oo ahayd in sannadkii 𝟮𝟬𝟬𝟱 ay ka marag-kaceen in 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 iyo 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 yihiin laba dal oo aan si sharci ah u midoobin.

​Waxa kale oo ay caddeeyeen in qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland ay tahay mid aan marnaba ka hor imanayn sharciga u yaalla ururka midawga Africa.