Maxakamada sare Ee Turkiga Oo Waaran soo Qabasho ah u Jartay R/Wasaraha ISRL

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Turkiga, Maxakamada sare ee dembiyada ayaa soo saartey waaran caalami ah oo lagu soo xidhayo Ra’iisal Wasaaraha ISRL, Natanyahu, kaasoo ay ku eedeeyeen inuu galay dambiyo ka dhana aadamaha.

Waxayna Maxakamada Turkigu codsi u dirtey booliska caalamiga ah ee Interpol si looga caawiyo soo qabashada Natanyahu, waxayna tani daba socotaa dacwad uu Turkigu furey oo la xidhiidha faragelintii uu Natanyahu ku sameeyay maraakiibtii Flotila ee doonayay iney jabiyaan go’doominta marinka Q/–sa bishii October, 2025, maraakiibtaas oo ciidanka ISRL ay kaga hortageen, kana afduubeen biyaha caalamiga ah