17
Madaxweyne ku-xigeenkii xukuumaddii Cali Khaliif Galaydh ee maamulkii SSC-Khaatumo, Siyaasi Maxamuud Cabdullaahi Caano-nuug, oo kasoo jeeda beelaha Dhulbahante, gaar ahaan Naaleeye Axmed, ayaa Hargeysa ka degay.
Sida ilo xog-ogaal ah sheegeen Siyaasi Caano-nuug wuxuu wada-hadallo kula jiraa Somaliland, isagoo hoggaaminaya koox siyaasiyiin ah oo deegaankiisa kasoo jeeda, kuwaas oo raba inay kasoo diga-rogtaan Woqooyi-bari kuna biiraan Somaliland.
Mohamed Yusuf Bakayle.
