Qarax Miino Oo Caawa Hargaysa ka Dhacay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Faahfaahin: Sida ay saraakiil ka tirsan Ciidamada Somaliland noo sheegeen, 4 askari oo ka yimi furimaha hore ee Oog ayaa bambo-gacmeed ay siteen ku qarxay caawa, iyagoo ku sugnaa xaafadda Biibsiga ee Hargeysa.

Laba kamid ah askartaas ayaa dhaawac halis ahi kasoo gaadhay qaraxa bamka, waxaana hada xaaladooda caafimaad lagu la tacaalayaa isbitaalka wayn ee magalada Hargeysa.