Ruushka Oo Gacanta ku Dhigay Diyaaraddo aan Duuliyaha lahayn Ee Ukraine

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ruushka ayaa gacanta ku dhigay diyaaraddo badan oo nooca aan duuliyaha lahayn ee Ukraine , taasoo cabsi ku beertay dalalka Yurub

Midawga Yurub ayaa sheegay inay jirto suragalnimo uu Ruushku u adeegsan karo diyaaradahan weerarro ka dhan ah xarumo istaraatiji ah oo ku yaal gudaha Yurub, isagoo u ekaysiinaya weerar ka yimid Ukraine, maaddama uu adeegsanayo hub ay leedahay Ukraine, si loo abuuro jahawareer siyaasadeed, loona dhaawaco xiriirka Ukraine iyo dalalka NATO, sida uu weriyey wargeyska Wall Street Journal.