5
Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iiraan, Mohsen Rezaei ayaa caawa jeediyay hadal aan caadi ahayn,wuxuu yiri;
“Qaar ayaa is weydiinaya sababta aan ugu adkaysanayno in Maraykanka la ciqaabo, waxaa kaloo ay is waydiiyaan ma haysaan awood ama hub gaar ah oo aad gacanta ku haysaan, balse aydnaan doonayn inaad shaacisaan?
Haa, wax gaar ah ayaan haysannaa!
Haddii dagaal qarxo, waxaan Maraykanka ka jebin doonaa awooddiisa iyo faankiisa, si aan u aragno waxa uu dunida ka qaban karo marka laga qaado awooddii uu isku hallaynayey.”
