Wednesday, September 2, 2026

Netanyahu Oo Maanta Qudus ku Qaabilay Madaxweynaha Congo Oo Booqasho ku Tagay Israel

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Netanyahu ayaa maanta Qudus ku qaabilay Madaxweynaha Congo, Félix Tshisekedi oo booqasho rasmi ah ku tagay Israel,iyagoo yeeshay wadahadallo ku saabsan lacag iyo hub.

Waa booqashadii labaad oo sannadkan Félix Tshisekedi, ku tagayo Israa’iil, ka dib markii bishii July uu la gaaray heshiis iskaashi.

Félix Tshisekedi, wuxuu raadinaya dhinac kala shaqeeya macdanta iyo dagaal,halka Israa’iil ay doonayso saaxiib Afrikaan ah oo weli diyaar u ah inuu ka jawaabo baaqeeda.

Screenshot