Wareegto ka soo Baxday Wasaarada Maaliyada Oo Lagu Hakiyay Mashariicdii Awdal June 29, 2024June 29, 2024 Akhri: Wareegtadan waxay ka soo baxday wasaarada wasaarada, Maaliyada Soomaaliland . Waxayna dhamaan lagu hakiyey mashaaricihii horumarineed ugu jiray gobolka Awdal iyo sidoo kalana . Waxay wasaaradu dhintay kharashaadka qaarkood oo laga jaray madaxda qaarkood. Xildhibaanada gobolka Awdal oo dadaal xoogan ku bixiyey sidiƬ miinsaaniyada loogu dari lahaa miisaaniyadii ayaa lagu guul daraystay.