Thursday, September 17, 2026

Sucuudiga Oo ka Dalbaday Dawladda Cumaan inay Dhexdhexaadiso Xuutiyiinta Yemen.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Warar aan weli si madax-bannaan loo xaqiijin ayaa sheegaya in Sucuudigu uu ka dalbaday dawladda Cumaan inay dhexdhexaadiso Sucuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen.

Sida ay qortay Arab News Sucuudigu weli waxa uu albaabka u furayaa diblomaasiyadda iyo wada-hadalka, si xal looga gaadho dagaalka Xuutiyiinta.

Geesta kale, waxa la xaqiijiyey in Cummaan fududaysay kulan qarsoodi ah oo dhexmaray Maraykanka iyo Xuutiyiinta, kaas oo looga hadlay ilaalinta xabad-joojinta labada dhinac iyo furnaanshaha Bab Al‑Mandab, sida ay qortay warbaahinta Axios.