Thursday, September 24, 2026

Jabuuti Oo Daahfurtay Mashruuca Marinka Tamarta Ee Geeska Africa..(Sawiro)

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Jabbuuti ayaa door weyn ka ciyaaraysa isku-xidhka Geeska & Ganacsiga, iyada oo ka faa’iidaysanaysa barta istaraatijiga ah ee ay ku taal; waxa maanta Madaxweyne Geelle, Raysal wasaaraha Itoobiya iyo Ganacsada Afrika, Dangote daahfureen dhuumaha shidaalka ee Jabbuuti ilaa Itoobiya (Dameerjoog-Dawaale), tan oo noqoneysa marinka tamarta ee Geeska.

Jabbuuti ayaa sida oo kale horumarisey dekedeheeda, iyada oo xilligan ah isha duuqa dihin ee 130-ka milyan ee Itoobiya oo wax kala degeya waxna ka dhoofsanaya.

Abiy Axmed ayaa ka qayb gelaya mashruuc dhinaca kaydka shidaalka ah oo laga hir gelinayo dalka Jabuuti.