Tuesday, September 29, 2026

Shiinaha Oo la Ogaaday In Sahayda Hubka Uu Somaliya iyo Jabuuti u Mariyo Xuutiyiinta Yemen.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Shiinaha ayaa la sheegay inuu sare u qaaday sahayda hubka iyo qalabka kale ee uu gaarsiinayo Xuutiyiinta Yemen.

Warbixin uu maanta baahiyay wargeyska Wall Street Journal ayaa lagu sheegay n sahayda hubka iyo qalabka ay shirkado Shiine ah u gudbiyaan Xuutiyiinta Yemen loo mariyo Soomaaliya iyo Jabuuti.