6
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay heegan gelisey ciidamadeeda kala duwan, iyada oo sheegtey in uu halis ku yahay socdaalka Madaxwayne Xasan Sheekh ee Galmudug oo ay ka digtay.
Puntland maka hor istaagi kartaa Xasan Sheekh safar uu ku tago Galmudug!

