10
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya,Gedion Timothewos ayaa maanta telefoon kula xiriirray wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar , xilli ay sare marayso xiisadda Itoobiya kala dhaxeysa Eritrea.
Warsaxaafadeed ay wadahadalkan ka sii daysay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, waxaa lagu yiri; “Labada wasiir ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay midnimada iyo xasilloonida Itoobiya, iyagoo sidoo kale xaqiijiyay sida ay ug…
