10
Dawladda Itoobiya ayaa u sheegtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, in ay qaadi doonto tallaabooyin ay ku difaacayso dalkeeda oo ay sheegtay, in ay kusoo duushay Eritrea.
Warqad uu wasiirka Arrimaha dibedda Itoobiya u diray Golaha Ammaanka ayuu ku sheegay in ‘aanay haysannin dookh kale oo aan ahayn inay is-difaacaan’.
