7
TPLF ayaa ku dhawaaqday inay maalmaha soo socda bilaabi doonto weerarro rogaal-celis ah oo ka dhici doona meelo kala duwan.
Bayaan ka soo baxay Xafiiska Isgaarsiinta Tigray ayaa lagu sheegay in la wado abaabul ballaaran iyo dejinta qorshayaal cusub oo looga jawaabayo xaaladda dagaal ee gobolka.
Sidoo kale, bayaanka ayaa lagu sheegay in ciidamada Badbaadada Ethiopia ay iyaguna wadaan qorshayaal la xidhiidha xaaladda taagan.
