2
Mareykanka ayaa weerar hor leh ku qaaday Iiraan, iyada oo duqaymo badan laga maqlay gudaha dalkaas, tan oo Taliska dhexe ku sheegey jawaabta weerar ay Iiraaniyiintu u geystay maraakiib ka gudbaysa marinka Hormuz.
Israa|| ayaa iyana isla xilligan weeraro ka geysatay gudaha Lubnaan, tani oo dib u bilaabi karta dagaalka aan degin ee Bariga-dhexe
Iran ayaa lagu eedeeyay inay maanta weerar diyaaradaha aam duuliyaha lahay ku weerartay markab shidaal sida oo marayay marin-biyoodka Hormuz Strait.
