10
Ra’iisal Wasaaraha Uk, Andy Burnham ayaa xaqiijiyay in Boqortooyada Midowday ay sii wadi doono taageerada ah siineyso Boqortooyada Sucuudiga, isla markaana ay ka taageeri doonaan Boqortooyada sidii ay uga hortagi lahayd kooxda Xu/tiyiinta.
Sidoo kale, Andy Burnham wuxuu sheegay in UK ay Sucuudiga u dirtey qalabka difaaca cirka iyo diyaarad nooca Voyager, diyaaradahaas oo awood u leh iney hawada shidaal ku siiso diyaaradaha dagaalka. wuxuuna xaqiijiyay in diyaaradaasi ay durba fulisey 14 hawlgal milatari ah.
