Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo si adag uga hadlay Weerada ay xuutiyiintu ku hayaan Sacuudiga waxuuna yidhi. “Waxaan si adag u cambaareynaynaa weeraradu ay Xu/tiyiintu ay 10 October ku qaadeen garoonka caalamiga ah ee boqor Khalid ee magalada Riyadh, weerarkaas oo sababey dhimashada 12 qof, kuna dhaawacmeen 309 qof oo kale.”
“Walaalaheen Sucuudigu waxay wajahayaan weeraro sharci daro ah oo ka baxsan bani aadam-nimada, sidaas darteed Turkigu wuxuu si buuxda u garab taagan Boqortooyada Sucuudiga iyo shacabka walaalaha ah ee Sucuudiga.”
