Tuesday, October 13, 2026

Xu/tiyiinta Yemen Oo Digniin Adag u Direy Shaqaalaha Xarumaha Shidaalka iyo Garoomada Sucuudiga

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Kooxda Xu/tiyiinta Yemen ayaa markale digniin adag u direy dhammaan shaqaalaha ka shaqeeya xarumaha shidaalka iyo garoomada diyaaradaha ee Sucuudiga, iyagoo ugu baaqay iney iskaga baxaan goobahaas.

Digniintan ayaa muujineysa suurtagalnimada weeraro kale oo adag oo Xu/tiyiinta ay doonayaan iney ku qaadaan xarumaha shidaalka iyo garoomada diyaaradaha ee Boqortooyada Sucuudiga.