9
Trump ayaa diiday inuu taageero ololaha dib-u-doorashada Netanyahu, inkastoo uu sheegay in dhinaca Netanyahu ay jeclaan lahaayeen inuu ka qayb qaato doorashada soo socota ee Israa’iil ka dhacaysa 27 bishan Oktoobar.
Wareysi uu Trump , siiyay telefishinka Newsmax, waxaa la weydiiyay inuu ku kalsoon yahay Netanyahu.
Trump, wuxuu ku jawaabay; “Run ahaantii, cidna kuma kalsooni. Cidna kuma kalsooni. Dunida siyaasadda, qofna kuma kalsooni.
