6
Saraakiil Sacuudi ah ayaa maanta ku dhimatay shil diyaaradeed oo ka dhacay xadka Yemen, waxayna dawlada Sacuudigu hada baahisay sawirada iyo magacyada labadii Pilot ee ku geeriyooday shilkaasi.
Duuliyaashaa oo geeriyoday ayaa lugu kala magacaabayay Major (Rajiid) Pilot / Ali Al-Talhah iyo First Lieutenant (Malaazim Awal) Pilot / Abdulaziz bin Harsan Al-Masradi**
