Dagaallo culus ayaa lagu soo waramayaa inay ka socdaan gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya iyadoo guulo dhul kala qabsaday ay sheeganayaan dhinacyada isku haya colaada
Dhinaca kale dawlada Mareykanka ayaa digniin ka soo saartay colaadan inay gobolka geeska Africa ku fido
Masar oo si rasmi ah u shaacisay inay ku biirayso dagaalka Sacuudiga ee ka dhanka ah Xuutiyiinta
Dhaqdhaqaaqa Ansaaru ALLAAH ama xuutiyiinta oo arintan digniin culus ka soo yeeray una sheegay Masar inay dab ku ciyaarayso
Dowladda Yemen oo Golaha Ammaanka ka dalbatay inuu cambaareeyo weerarrada Xuutiyiinta
Iran oo Mareykanka ugu hanjabtay khasaare baaxad leh, xilli wada-hadallo laga filayo Marinka Hormuz
In ka badan 15 qof oo dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray weeraro loo adeegsaday diyaaradaha Drones-ka oo Ukraine oo duqeeyey xarumo shidaal iyo xogeed oo ku yaalla Ruushka
Ugu yaraan 7 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay saldhig military oo ku yaal dalka Canada.
