1
Wasiirka Difaaca Israa’!!l, Isra!l Katz ayaa si adag uga hadlay arimaha Iran isagoo ugu difay inay soo weerarto Israel.
Wasiirka oo goob fagaaro ah kala hadlayay bulshada Israel ayaa yri:-“Dowladda Iran waxay maraysaa halkii ugu liidatay abid. Waxaan garwaaqsanahay in tabardarradaasi ku riixi karto inay qaaddo tallaabooyinka ugu xagjirsan, oo ay ku jiraan tallaabooyin ka dhan ah Dowladda Isral.
Haddii Iran ay weerarto Isra, Iran dab ayaa qabsan doona
