Sunday, October 25, 2026

Britain, France Iyo Ciidamada Jarmalka Oo Dhoolatus Lagu difaaco dhulka NATO Sameeyay.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Britain iyo France ayaa tababar siinaya 2500 oo askari oo ay ku jiraan 600 oo askari oo ka tirsan ciidamada ilaalada ka ah dalka Jarmalka, waxaana dhoolatuskaasi uu ujeedadiisu tahay in lagu difaaco dhulka NATO.

Diyaaradaha la isticmaalay ayaa ahaa diyaaradaha RAF A400M. waa markii ugu horeysay oo ciidamo iyo qalab khaas ah la isugu keeno heerkan oo kale iyadoo laga soo boodayo joog hoose, ayay tiri Wasaaradda Gaashaandhigga.

Bishan, MoD waxay heshiis ku kordhisay 190 milyan ginni oo ay la gashay Airbus, taas oo ujeedadeedu tahay in la kordhiyo tirada diyaaradaha A400M ee awood u leh inay fuliyaan hawlgallada la heli karo maalin kasta min 10 ilaa 13 dhamaadka 2027