Monday, October 26, 2026

Netanyahu Oo Ololaha Doorashada ku Galay In uu Dhisay Xulufada Somaliland,Itoobiya Iyo Imaaraatka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Netanyahu oo beri doorasho adag wajahaya ayaa ku ololeynaya gaashaanbuurta ama xiriirka uu la leeyahay Itoobiya, Imaaraatka Carabta iyo Somaliland.

“Waxaan xiriir aad u dhow la leenahay Itoobiya, dabcan Imaaraadka Carabta, sidoo kalena Somaliland, maadaama aan annagu nahay kuwii ugu horreeyay ee aqoonsaday.

Waxaa jira dalal kale. Itoobiya waa dal aad u awood badan, dal aad muhiim u ah, isla markaana maanta leh awood weyn.”