5
Netanyahu oo beri doorasho adag wajahaya ayaa ku ololeynaya gaashaanbuurta ama xiriirka uu la leeyahay Itoobiya, Imaaraatka Carabta iyo Somaliland.
“Waxaan xiriir aad u dhow la leenahay Itoobiya, dabcan Imaaraadka Carabta, sidoo kalena Somaliland, maadaama aan annagu nahay kuwii ugu horreeyay ee aqoonsaday.
Waxaa jira dalal kale. Itoobiya waa dal aad u awood badan, dal aad muhiim u ah, isla markaana maanta leh awood weyn.”
