8
Hantiilaha Elon Musk ayaa khasaarihii ugu balaadhnaa ka soo gaadhay Doorashada-dhexe ee Mareykanka, isaga oo lumiyey in ka badan $60 bilyan oo hanti ah ka dib guuldarrooyinkii xisbig Jamhuuriga oo uu taageerayey.
Saamiyada shirkadihiisa Tesla ayaa hoos u dhacay 5.7%, halka SpaceX la sheegay in ay hoos u dhacday 7.6%, tan oo hoos u dhigtey sumcadda ganacsigiisa.
Sida ay qortay majladda dhaqaalaha ee Financial Times, dhaqaale burburkan ayaa sii socon kara.
