Wednesday, November 4, 2026

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka “Waxa Nala degey Xidhiidhka Israa|| iyo Dagaalka Iiraan.”

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance, ayaa sheegay in sababta xisbigiisu doorashada ugu guuldarreystay ay tahay dagaalka Iiraan iyo xiriirka Israel.

Vance ayaa yiri:“Sababta aan doorashada ugu guuldarreysannay qof walba si cad ayuu u garanayaa. Sababtu waa dagaalka Iran iyo xidhiidhka wanaagsan ee Israel.”

Wuxuu intaa ku daray;“Qof walba wuu og yahay waxa sababay guuldarradeenna. Dood kasta oo daacad ah oo ku saabsan halka aan hadda u soconno waa inay ka bilaabataa meesha aan ku guuldarreysannay.”

Screenshot