3
Mid ka mid ah xisbiyada Carabta, ayaa markii ugu horeysay sheegay inay argagixiso u aqoonsanayaan Ururka Xamaas, si uu u fuliyo dalabka hogaamiyaha mucaaridka Israa’iil, loona dhiso dawlad wadaag ah oo meesha ka saarta Xukuumadda Netanyahu.
Sidoo kale Hoggaamiyaha Gadi Eisenkot ee loo igmaday inuu dawlad wadaag ah ka soo dhiso Israa’iil, ayaa sheegay in uu dhakhso ah dawlad u soo dhisayo, iyada oo aan laga tagayn mabaadii’da iyo qiyamka Israa’iil.
