Tuesday, November 10, 2026

Iiraan Oo Buuro Hoostoos ka Dhex-dhistay Xarun Cusub Oo Gantaallada Laga soo Saaro.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Telefishinka Ruushka ee RT ayaa maanta baahiyay muuqaal muujinaya xarun cusub oo ay Iiraan ka dhex dhistay buuro hoostoos oo loo bixiyay magaalada gantaallada.

Saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan ayaa intii ay halkaasi booqanayeen lagu arkay inuu yaallo kayd ballaaran oo gantaallo ah.

Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xili Mareykanka ay ku adkaaday inuu wax natiijo ah ka gaaro dagaalka Iiraan, inay wali Iiraan tahay mid xooggan oo u diyaarsan iska caabin.