8
Ciidanka Booliiska Boorama ayaa hada Xabsiga u taxaabay sadex dhalinyaro ah oo saaka u jawaabtaay Salaadiinta dhaqanka Beelaha Jibriir yoonis oo maalintii shalay ahayd ka hadlay Colaada ka taagan xeebaha gobolka Awdal.
Dhalinyarada ayaa ka Soo horjeesatay qaabka ay Salaadiintooda uga hadleen colaada u dhaxeysa Beelaha Gadabuursi iyo Ciise, waxana la sheegay in xarigoodu ay amreen dhaqanka Beeladooda.



